Sheeko qosol badan oo dhexmaratay tima jare talyaani ah iyo soomalida

 Sheeko Qosol Badan.


Nin timo jare caan eh oo ku nool

waddanka talyaaniga ayaa waxa

hadda ka hor u imaaday Nin u

dhashay Wadanka China Si uu

Tinka ugu jaro, Markii uu tintii u

dhameeyay ayuu Ninkii China

ahaa dhahay waa imisa lacagta?

Tima-Jarihi ayaa dhahay wax lacag

eh kaama rabo?

Chinese: why?

Timo-jare:Waaxan rabaa in aan

wax uun Bulshada ku anfaco.

Chinesse:Wad mahadsan tahay IN

badan.


Malintii xigtay markii tima jariihii

uu furay goobtiisa shaqo ayuu

albaabka hore wuuxu ku arkay

qoraal mahad celin eh iyo dahab

Had'yad ahaan loogu soo

diray,isla markiiba wuuxu ogaaday

in uuu chinessekii soo diray..

Maalin Kadib : waxaa hadane

imaadatay tima jaraha nin u

dhashay waddanka faransiiska,Mar

kii tinta loo dhameeyay ayuu

weydiiyay timajariihi lacagta waa

imisa? chinessekii ayaa ku

jaawabay wax lacag eh kama rabo?

maxaa yelay waxaan rabaa in aan

wax uun Bulshada u qabto.


Malintii xigtay ayuu markii mesha

shaqada furay wuuxu ku arkay

fiyoore badan iyo parfumes wuxuu

isla markiiba gartay in uu ninkii

faransiiska ahaa usoo diray.


Malintii 3ad ayaa tima jaraha

waxaa imaday nin soomali eh

markii madaxa loo dhameeyay

ayuu dhahay waa imisa lacagta?

sxbkaa waxaa la dhahay wax

qarash eh kama rabo maxaa yelay

bulshada inaan wax u qabto

ayaan jeclahay, sxbkaa waa

mahadsan tahay uu dhahay waana

iska baxay.


Subixii xigay maxaa dhacay ayad

isleedahay?


Ninkiii timaha jaraha iska lahaa

wuuxu arkay Boqolaal soomali eh

oo timajaraha hortaagan.

Mataqanaa Sababta, saxiibkaa ayaa

faafiyay arinta meel free eh

( Lacag La'aan ah ) aan soo arkay

cml....


kkkkkkkkkkkkk

kkkkkkkkkkkk.


Habeen Wanaagsan 

Bulshada Soomaaliyeed 

Meelkastoot Joogtaan.

W/Q::ismail Daacad


Post a Comment

Previous Post Next Post