Ninka Daryeelka Sameeya ayaa ka Wanaagsan kan Taajirka ah ( Hodanka ah )


 Ninka Daryeelka Sameeya ayaa ka Wanaagsan kan Taajirka ah ( Hodanka ah )


Ninka naxariista leh ayaa kaga wanaagsan midka GYM 6 back ah ee qurxoon lkn aanan kuu naxariisaneynin.


Ninka ku dareema ayaa kaga wanaagsan kan taajirka ah lkn aanan kudareemin kuna daryeelin.


Ninka xanuunka iyo dhibta kula qeybsada xaaladaha adag ayaa ka mudan midka aananba kudaneyn.


Ninka farxad iyo jaceyl kusiya iyo waqti ayaa kaaga mudan inaad nolosha u hibeysid, lacagtu waa wax la sameyn karo qof walibana uu heli karo lkn way adagtahay inaad heshid qof naxariis iyo jaceyl iyo daryeel iyo daneyn kusiya oo kufahma kuna daryeela.


Ma lacag ayaa farxad kusiin karta? Kuma siin karto guri qurux badan iyo alaab qaali ah kuuma noqoneyso farxad iyo jaceyl mana awoodo mana keeni kareyso lacagta farxadda iyo jaceylka uu keeno.


Badanaa maanta gabdho badan ayaa kudoortay qofkay nolosha la wadaagi lahaayeen qurux iyo inuu xabad weynyahay six back iyo lacag iyo xil balse dhamaadkooda wuxuu noqdey qoomameyn iyo neceeb in lagu kala tago, gabadh walba way jeceshahay ninka guuleysta oo gabdhuhu waxay raacaan marwalba guusha una fiirso gabdhuhu waxay jecelyihiin ninka magaaladda ugu geesisan micnaha qorri wata, lacag leh, xil haaya ugu dambeyn markuu guri geysto waxay tabeysaa in ay wax kamaqanyihiin taasoo ah waqti siin iyo dametje iyo daryeel iyo jaceyl aakhirkiina waxay raadineysaa ruux iyada jecel oo waqti siya.


Gabdhoow iyo wiilaloow lacag iyo dan qof ha ugu hibeyn naftaada qiimaha badan, hadad waanadeyda iska indha-tirtid maalin ayaa isoo xasuusan doontaa 🙏


#ninkawanaagsan #noloshuwaajaceyl #noloshuwaadaryeel 


#Share Taada Waa muhiim# 🙏


Qof aad jeclaan leheed inuu Qoraalkaan kula akhriyo inta ugu wac #Mention soo dheh 👍.

Post a Comment

Previous Post Next Post